Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta JFS Dr Iiman Cabdullahi Cali aya kulan la qaatay madaxda daladaha dugsiyada Qur’aanka kariimka ah ee gobolka Banaadir,waxaana kulan looga hadlayay arrimo badan oo ay ka mid yihiin is barasho wasaaradda iyo dalahadaha ka jira gobolka banaadir, xog is dhaafsi  iyo sidii wasaaraddu uga qeyb qaadan lahayd sidii loo hor marin lahaa jumciyadaha Qur’aanka kariimka ah.

Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay  waaxda Awqaafta iyo Arrimah Xajka oo  oo juhdi aad u weyn ku bixisay sidii uu u dhici laha kulan kan aadka muhiim ugu ahaa bulshada gobolka banaadir iyo dhaman gobolada dalka intiisa kale,Waxaana la isla gartay in si joogta ah la isla kala kaashado wax qabadka ku aadan arimaha aan soo sheegnay.

DAAWO SAWIRADA:

20171122_114457 20171122_114503 20171122_114533 20171122_114545 20171122_114550 20171122_114559 20171122_114614 20171122_114652 20171122_114656