2311, 2017

kulan wasaaradda iyo madaxda daladaha qur’aanka kariimka ah ee gobolka banaadir

By |November 23rd, 2017|Dhacdooyin, Wararki u dambeeyay|0 Comments

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta JFS Dr Iiman Cabdullahi Cali aya kulan la qaatay madaxda daladaha dugsiyada Qur’aanka kariimka ah ee gobolka Banaadir,waxaana kulan looga hadlayay arrimo badan oo ay ka mid yihiin is barasho wasaaradda iyo dalahadaha ka jira gobolka banaadir, xog is dhaafsi  iyo sidii wasaaraddu uga qeyb qaadan lahayd sidii loo hor marin […]

1611, 2017

Uqeybsanaha Arrimaha Diinta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya oo soo booqday Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS

By |November 16th, 2017|Dhacdooyin|0 Comments

Maanta oo ah 12 November, 2017 Waxaa Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS soo booqday Uqeybsanaha Arrimaha Diinta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya Mudane: Axmed Oglo.

Shirka waxaa goob joog ka ahaa, Wasiirka Wasaaradda Mudane: Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali, Xoghayaha Joogtada Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda.

Mudane Oglo iyo Wasaaradda waxey ka wada hadleen, sidii loo xoojin […]

1611, 2017

Shirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta iyo Culimada Soomaaliyeed

By |November 16th, 2017|Dhacdooyin, Wararki u dambeeyay|0 Comments

Maanta oo taariikhdu tahay 15/11/2017, Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta waxey iskugu yeertay Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir oo ka kooban Imaamyada, Khadiibyada Masaajidda iyo Culimada Caasimadda.

Shirkan waxaa kasoo qayb galay:

1) Wasiirka Wasaaradda Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali.

2) Waxaa kaloo kasoo qayb galay shirka Xoghayaha Joogtada iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda.

Ajandaha shirka looga hadlay waxey ahayeen:

1) Iswareysi […]

3010, 2017

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta xildh-Dr Iiman Cabdulaahi Cali oo ka mid ahaa gudigii taakulenta gurmad qaran ayaa u mahd celiayay dowlada turkiga

By |October 30th, 2017|Dhacdooyin|0 Comments

2810, 2017

Xaj iyo Cumro: su’aalo wediintii wasiirka ee golaha aqalka sare

By |October 28th, 2017|Dhacdooyin, Xaj & Cumro|0 Comments

Golaha aqalka sare ee baarlamanka Somaliya aya mantay u yeeray wasiirka Awqaafta & Arrrimaha Diinta DFS Dr Iiman Cabdullahi Cali si su’aalo looga wediiyo arrimo ku saabsa Xajka.

Daawo:

 

2710, 2017

By |October 27th, 2017|Dhacdooyin|0 Comments

Booqashadii wasiirka Awqaafta iyo Arimaha diinta DFS Dr Iiman Abdullahi Ali ee dalka KUWAIT.

904, 2017

Xafladan uu xilka kula wareegay wasiirka cusub ee wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya

By |April 9th, 2017|Dhacdooyin|0 Comments

ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin uu ka mid yahay ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, wasiirka cusub ee wasaaradda, wasiirkii hore iyo mas’uuliyiin kale.

Wasiirkii hore ee wasaaradda Xildhibaan. Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) oo ka hadlay xafladda ayaa ku dheeraaday ka hadalak wax qabadka mudadii uu xafiiska joogay isaga iyo xubnihii kale, waxaana uu u rajeeyay madaxda […]

506, 2016

KOWDA RAMADAAN 1437, WAA ISNIINTA 06/06/2016

By |June 5th, 2016|Dhacdooyin|0 Comments

Muslimiinta Caalamka dhan, iyo gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah iyagoo wada sogayay dhalashada bisha barakeysan ee RAMADAAN-ka, Waxey Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya iyadoo kaa shaneyso Culumaa’udiinka, Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Maamul Goboleedyada, iyo Shacabka Soomaaliyeed ay wakhti badan galisay hubinta Aragtida Bisha Ramadaanka laga soo billaabbo Bacdal maqrib Caawa illaa […]

506, 2016

Wasiirka & Agaasimaha Guud & Hawl wadeenada Wasaaradda Owqaafta Arrimaha Diinta

By |June 5th, 2016|Dhacdooyin|0 Comments

506, 2016

Wasaaradda arrimaha diinta oo soo saartay jadwalka Ramadaanka

By |June 5th, 2016|Dhacdooyin, War Saxaafadeed|0 Comments

 

Kadib kulab maanta xarunta wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ay ku yeesheen wasiirada wasaaradaha warfaafinta iyo arimaha diinta iyo owqaafta isla markaana ay kulanka ku wehliyeen qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa wasaaradda diinta ay ku shaacisay jadwalka xilliyada afxiradda iyo afurka ee magaalooyinka Soomaaliya kaas oo ku aadan bisha Ramadaan oo dhowaan bilaneysa.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha […]