About MOERA Somalia

This author has not yet filled in any details.
So far has created 17 blog entries.
+252616962395
411, 2017

Booqashada Isbitaalka Daa’if

By |November 4th, 2017|Xaj & Cumro|0 Comments

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, waxuu booqasho ku tagay Isbitaalka Daaif eek u yaallo Boqortooyada Sacduuiga Carabiya, inta uu joogay dalka Sacuudiga oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa, Wasiirka Xajka iyo Cumrada Dr Maxamed Slah Bintin.

Wasiirka waxuu isbitaalkan kusoo booqday dhaawacyo Soomaali ah oo kusoo dhaawacmay qaraxyo horay uga dhacay dalka […]

2810, 2017

Xaj iyo Cumro: su’aalo wediintii wasiirka ee golaha aqalka sare

By |October 28th, 2017|Dhacdooyin, Xaj & Cumro|0 Comments

Golaha aqalka sare ee baarlamanka Somaliya aya mantay u yeeray wasiirka Awqaafta & Arrrimaha Diinta DFS Dr Iiman Cabdullahi Cali si su’aalo looga wediiyo arrimo ku saabsa Xajka.

Daawo:

 

606, 2016

Wasaaradda Diinta: “waa maalinta koobaad ee Ramadaan 06-06-2016

By |June 6th, 2016|Wararki u dambeeyay|0 Comments

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta birri ah ay tahay maalinta koobaad ee bisha Ramadaan.

Guddi ka socday wasaaradda oo caawa maqribadii ilaa iminka u fadhiyay xaqiijinta aragtida bisha Ramadaan ayaa wareystay dad kala duwan oo ku sugan gobollada dalka kuwaas oo xaqiijiyay in ay arkeen bishii Ramadaan islamarkaana […]

606, 2016

RAMADAANKA HALA BADIYO AQRISKA QUR’AANKA KARIIMKA & TASBIIXDA ALLE

By |June 6th, 2016|Wararki u dambeeyay|0 Comments

Aqrinta qur’aanka kariimka waxaa ka heleysaa aduun iyo aaqiraba ajir aan lasoo koobi karin dhaman walalaha soomaaliyeed waxaa ku baraarujineynaa iney ka nfaaideystaan bisha ramadaan ee barakeysan

Ku dadaala cibadada qasaatan aqirnta Qu’aanka Kariimka ilaahey siduu idiin barakeeyo waxaa rajeyneynaa bisha aramadaan uu nabada iyo xasilooni noogu dhamaato ilaahey hanaga qabto sharwaayaasha .

.

606, 2016

RAMADAAN KARIIM WALAALAHA SOOMALIYEED & DHAMAAN UMADDA ISLAAMKA AH

By |June 6th, 2016|Wararki u dambeeyay|0 Comments

606, 2016

WAR MURTIYEEDKA KASOO BAXAY SHIRKA MIDAYNTA TAARIIKHDA HIJRIGA

By |June 6th, 2016|War Saxaafadeed|0 Comments

Shirka Midaynta Taariikhda Hijriga ee Dowliga ah, waxaa lagu qabtay  Istanbul, Waxaana qabatay Wasaradda Arrimaha Diinta dalka Turkiga, kaasoo socday muddada u dhaxaysay 21 -23/ Shacbaan1437H, kuna beegan 28-30/05/2016.
Shirka waxaa kaso qayb galay Wasiirro iyo Madax Diinta ah, Muftiyiin, iyo dad matalayay hay’ado Fiqi ah, Culimo, Fuqaha, iyo Cilmiga FALAGA dad bartay.
Mudddadii uu socday shirka, […]

506, 2016

KOWDA RAMADAAN 1437, WAA ISNIINTA 06/06/2016

By |June 5th, 2016|Dhacdooyin|0 Comments

Muslimiinta Caalamka dhan, iyo gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah iyagoo wada sogayay dhalashada bisha barakeysan ee RAMADAAN-ka, Waxey Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya iyadoo kaa shaneyso Culumaa’udiinka, Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Maamul Goboleedyada, iyo Shacabka Soomaaliyeed ay wakhti badan galisay hubinta Aragtida Bisha Ramadaanka laga soo billaabbo Bacdal maqrib Caawa illaa […]

506, 2016

Wasiirka & Agaasimaha Guud & Hawl wadeenada Wasaaradda Owqaafta Arrimaha Diinta

By |June 5th, 2016|Dhacdooyin|0 Comments

506, 2016

Shirka midaynta aragtida bilaha Hijriga oo Istanbul ka furmay+Sawirro

By |June 5th, 2016|Wararki u dambeeyay|0 Comments

Shirkan oo maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa waxaa furey ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi, iyadoo ay ka qeybgaleen wufuud ka kala socota ilaa 60 dowladood oo kamid ah wadamada caalamka.

Agaasimaga guud ee wasaaradda Owqaafta iyo arimaha diinta ayaa Soomaaliya u matalayay ka qeybgalka shirkan looga hadlayay sidii loo mideyn lahaa argatida […]

506, 2016

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo ka warbixiyay safar uu ku tegay dalka Masar

By |June 5th, 2016|Wararki u dambeeyay|0 Comments

Wasiirka Owqaafta  iyo arrimaha Diinta  SoomaaliyaMudane Cabdulqaadir Sh.  Cali Ibraahim (Baqdaadi) oo safar  shaqo ku tagay dalka Masar ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay isagoo faah faahin ka bixiyay natiijada safarkiisa.

Wasiirka oo warbaahinta qaranka kula hadlay garoonka Aadan Cadde ayaa sheegay in dalka Masar uu kulamo kala duwan kula soo qaatay Dhiggiisa dalkaasi iyo […]