About Webmaster

This author has not yet filled in any details.
So far has created 9 blog entries.
2311, 2017

kulan wasaaradda iyo madaxda daladaha qur’aanka kariimka ah ee gobolka banaadir

By |November 23rd, 2017|Dhacdooyin, Wararki u dambeeyay|0 Comments

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta JFS Dr Iiman Cabdullahi Cali aya kulan la qaatay madaxda daladaha dugsiyada Qur’aanka kariimka ah ee gobolka Banaadir,waxaana kulan looga hadlayay arrimo badan oo ay ka mid yihiin is barasho wasaaradda iyo dalahadaha ka jira gobolka banaadir, xog is dhaafsi  iyo sidii wasaaraddu uga qeyb qaadan lahayd sidii loo hor marin […]

2011, 2017

Wax Qabka Waaxda Arrimha Diinta & ku Dhaqanka Shareecada Islaamka

By |November 20th, 2017|Wararki u dambeeyay|0 Comments

Shiiq Cali Shiiq Maxamuud ( Shiiq Cali Dheere )
Agaasimha Waxda Arrimha Diinta & ku Dhaqanka Shareecada Islaamka ee Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
oo soo gudbiyay maantay wax qabadkii January ilaan November u qabsoomay
asagoo kooban ka aqriso bogaan kana daawo .

W/Q – Garaad Cabdirisaaq Xasan :- 

Mahadsanidiin.

1611, 2017

Uqeybsanaha Arrimaha Diinta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya oo soo booqday Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS

By |November 16th, 2017|Dhacdooyin|0 Comments

Maanta oo ah 12 November, 2017 Waxaa Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS soo booqday Uqeybsanaha Arrimaha Diinta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya Mudane: Axmed Oglo.

Shirka waxaa goob joog ka ahaa, Wasiirka Wasaaradda Mudane: Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali, Xoghayaha Joogtada Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda.

Mudane Oglo iyo Wasaaradda waxey ka wada hadleen, sidii loo xoojin […]

1611, 2017

Shirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta iyo Culimada Soomaaliyeed

By |November 16th, 2017|Dhacdooyin, Wararki u dambeeyay|0 Comments

Maanta oo taariikhdu tahay 15/11/2017, Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta waxey iskugu yeertay Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir oo ka kooban Imaamyada, Khadiibyada Masaajidda iyo Culimada Caasimadda.

Shirkan waxaa kasoo qayb galay:

1) Wasiirka Wasaaradda Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali.

2) Waxaa kaloo kasoo qayb galay shirka Xoghayaha Joogtada iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda.

Ajandaha shirka looga hadlay waxey ahayeen:

1) Iswareysi […]

3010, 2017

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta xildh-Dr Iiman Cabdulaahi Cali oo ka mid ahaa gudigii taakulenta gurmad qaran ayaa u mahd celiayay dowlada turkiga

By |October 30th, 2017|Dhacdooyin|0 Comments

3010, 2017

Booqashada Isbitaalka Daa’if

By |October 30th, 2017|Xaj & Cumro|0 Comments

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, waxuu booqasho ku tagay Isbitaalka Daaif eek u yaallo Boqortooyada Sacduuiga Carabiya, inta uu joogay dalka Sacuudiga oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa, Wasiirka Xajka iyo Cumrada Dr Maxamed Slah Bintin.

Wasiirka waxuu isbitaalkan kusoo booqday dhaawacyo Soomaali ah oo kusoo dhaawacmay qaraxyo horay uga dhacay dalka […]

2710, 2017

By |October 27th, 2017|Dhacdooyin|0 Comments

Booqashadii wasiirka Awqaafta iyo Arimaha diinta DFS Dr Iiman Abdullahi Ali ee dalka KUWAIT.

904, 2017

Xafladan uu xilka kula wareegay wasiirka cusub ee wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya

By |April 9th, 2017|Dhacdooyin|0 Comments

ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin uu ka mid yahay ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, wasiirka cusub ee wasaaradda, wasiirkii hore iyo mas’uuliyiin kale.

Wasiirkii hore ee wasaaradda Xildhibaan. Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) oo ka hadlay xafladda ayaa ku dheeraaday ka hadalak wax qabadka mudadii uu xafiiska joogay isaga iyo xubnihii kale, waxaana uu u rajeeyay madaxda […]

505, 2015

Hello world!

By |May 5th, 2015|Dhacdooyin|0 Comments

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!